Dood Cilmiyeed Ku Saabsan Warbaahinta oo Lagu qabtay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dood Cilmiyeed Ku Saabsan Warbaahinta oo Lagu qabtay Magaalada Hargaysa
June 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Dood cilmiyeed lagaga doodayay waxtarka iyo waxyeelada ay wadanka iyo bulshada u leedahay Warbaahinta casriga ahi ayaa waaxa lagu qabtay magaalada Hargaysa.

Dood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay xarunta Al-xikma ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka diinta iyo Aw-qaafta Somaliland, Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja, Culimaa udiin  iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS