Dhalinyarada gobalka Sanaag oo baaq Ka Soo Saaray Colaada deegaanka Ceel-Afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyarada gobalka Sanaag oo baaq Ka Soo Saaray Colaada deegaanka Ceel-Afwayn
June 10, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N)- Dhalinyarada iyo aqoonyahanka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa waxa ay baaq ka soo saareen beelaha walaalaha ah ee dhawaan dirirtu ku dhexmartay deegaanada Ceel-afwayn iyo Fadhigaab, Sidoo kale dhalinyartan ayaa waxa ay baaq u direen Xukuumada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS