Deeqaha UN USD Sadex Million+DFS USD Million ee gobolada AWDAL SELEL iyo SAAXIL. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Deeqaha UN USD Sadex Million+DFS USD Million ee gobolada AWDAL SELEL iyo SAAXIL.
June 6, 2018 - Written by Reporter:

waxan aad iyo aad ugu mahadnaqaynaa dawlada yada somaliland iyo shacbiyan sidii hagarlaanta ahayed ee ay ugu gurmadeen shacabkeeda duufaanadu ku dhufdeen (sagar cyclone).

maantana caawimooyinkaa waxa ugu wakiila dawlada barakaysan ee somalilland kalsooni

buuxdaanu ku qabnaa  .

 

waa deeq ilaah,

dawlad iyo dadkuba,

waa uliyo diir,

danni lagamo qabo,

iyo duudsi maal,

isku duumi baan

dawlad iyo dadkuba

distoorkoodu yahay,

docayeedhkiyoow,

doodaadu no.

 

XAQ U DIRIR

MUSA AW HAASSSAN LODOON

AWDALI DUBAI

 

COMMENTS
LINKS