|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ay Weheliyaan Shaqaale Waynaha Wasaaradu Oo Howlgal Lagu Daryeelo Dalaga ka Fuliyay Banka Mashruuca Tog Wajaale.
June 23, 2018 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N) Wasiirkafa Wasaarada beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo ay weheliyaad shaqaalaha wasaarada beeruhu Ayaa saaka hawgalo lagu daryeelayo dalagii ay wasaarada beerahu ka beertay Banka Mashruuca Tog wajaale fuliyay kaasi oo ujeedadiisi ahayd sidii loo haramayn lahaa saracan ay wasaaradu halkaasi ka beertay oo xiligan maraya meel fiican dhawaana lagu rajo wayn yahay in horaantiisii ay soo go,do. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-81 Arday Oo Kamida Ah Dadka Qaxootiga Ee Ku Dhaqan Hargaysa Oo Wax Ka Bartay Xarunta Farsamad... DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kulan Lagaga Hadlayay Mashruuca Maamul Daadajinta Gplg Layeeshay... Daawo:Cisbitaal Wayn Oo Laga Dhagax Dhigay Magaalada Arabsiyo Iyo Ganacsato Gacan Wayn Ka Gaysatay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|