|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiiirka Hawlaha Guud Iyo Gaadiid Oo i Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Buuhoodle Iyo Fariinta Uu u Diray Maamulka Garoowe
June 4, 2018 - Written by Editor:Buuhoodle(W,N) Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Gadiid Somaliland iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Buuhoodle halkaasi oo si diiran loogu so dhaweeyay Wasiirka Oo Bulshada Reer Buuhoodle Fagaare kala hadlay ayaa ugu baaqay in ay ilaashadaan wada jirkoda iyo nabada ay ku naaloonayaan Sidoo kale wasiirka hawlaha guud ayaa reer buuhoodle ku wargaliyay in aan lagu beer laxawsan karin tolaayeey. DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/17W9NBcH6bs Related posts:Roobab Xalaadle Oo Galabta Ka Da,ay Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Sedex Qof Oo Uu Sobobay Dhimas... Cisbitaalka Magaalada Wajaale Oo Qarka Usaaran In Uu Xidhmo Iyo Shaqaalaha ka Hawlgala Oo Ka Hadlay ... Daawo; Mid kamida Dhalinyarada Gabiley Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Maayarka Gabile... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|