|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasiyiin Ka Tirsan Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Waxka Qabasho La,Aanta Colaada Ceel-afwayn Iyo Dhismaha Golaha Xukuumadiisa,
June 19, 2018 - Written by Editor:Gabiley (W,N) Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley Sheekh Sheekh Muxumed Warsame oo kamida Siyaasiyiinta Xisbiga Wadani iyo Siyaasi Axmed kayse oo kamida Xisbi xaakimka Kulmiye Ayna weheliyaan xubno kale ayaa xukuumada madaxwayne muuse biixi Dhaliilo Is barkan Usoo jeediyay Iyagoo ku Eedeeyay Waxka Qabasho La,aanta Colaada Beelaha walaalaha ah ee deegaanka Ceel afwayn, Sidoo kale Siyaasiyiinta Reer gabiley ayaa madaxwayne Muse Biixi ku Dhaliilay Qaabka uu usoo Xushay golihiisa Wasiirada iyagoo Sheegay in uu ka Baydhay jidkii uu ku galay ololaha iyo siyaasiyiintii uu Bulshadaka Ku Aamintay ee codka lagu siiyay Magacaabistooda, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:“Saldhigii Emaaraadka Anigu Hadda Ayuun Baan Si Buuxda u Taageeray. Ilayn Wax Aad Shar Moodo Oo Khay... DAAWO;-Munaasibad Xus Iyo Xusuus Ah Oo Loo Qabtay Marxuun Xasan Maygaag Samater Oo Dhawaan Ku Geeriy... DAAWO;-Musharax Xil,Kijaandhe Oo Dalka Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay Kana Warbixiyay kulamo Uu La So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|