|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madax-dhaqameedka Gobolka Gabiley Oo Taageeray Shirka Beelaha Gar-xajis Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada.
June 23, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Madax-dhaqmeedka Gobolka Gabiley Ayaa Taageeray Qabsoomida shirka Beelaha Gar-xajis Oo Maanta ka Furmay Buurta Gacan Libaax. Chief Caaqil Dayib Cabdi ciidle Oo ku Hadlaya Afka madax Dhaqameedka Gobolka Gabiley ayaa Sheegay in ay ka Deegaan Ahaan Taageersan yihiin shirka ay Qabsanayaan Beelaha Gar xajis Isagoo sheegay in Aan Beeshan looga baqay in ay ku kacaan wax Somaliland kasoo Horjeeda isla markaana ay yihiin kuwo Cidkasta Uga Lexejeclo Badan Qaranimada Somaliland. Sidoo kale Chief Caaqil Dayib ayaa xukuumada Ugu baaqay in ay faro galinta ka dayso Qabsoomida Shirka Isagoo xusay in aanu waxba kaga duwanayn shirkani shirarkii Hore ay soo qabsadeen Beelo badan oo kamida Beelaha Somaliland, Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/vADtp6qlcnw HALKAN KA DHUGO DULUCDA HADALKA CHEIFKA; https://youtu.be/mAEynh9sEa0 Related posts:Jamaal Cali Xuseen Oo Wariye Muniir Axmed Cigaal La Socday Markii La Xidhayay Oo Ka Waramay Qaabka A... Madaxweyne Muuse Biixi Oo Bahda Fanka Iyo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Abwaan Bashiir Ismaaciil... Hooyo Somaliyeed Oo Dalka Sweden Hore Loogaga Qaatay 7Caruur Ah Oo Markale Laga Qaatay Cunigii Sidee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|