DAAWO; Khilaafka Udhaxeeyay Golayaasha Deegaanka Iyo Wasaarada Hawlaha Guud Oo Meel Xasaasiya Maraya + Wasiirka Qambi Oo Eedaymo Culus UJeediyay Dawladaha Hoose. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Khilaafka Udhaxeeyay Golayaasha Deegaanka Iyo Wasaarada Hawlaha Guud Oo Meel Xasaasiya Maraya + Wasiirka Qambi Oo Eedaymo Culus UJeediyay Dawladaha Hoose.
June 20, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryanta cabdirashiid qambi oo kormeer kusoo maray goobaha ciida laga raro ee agagaarka caasimada hargaysa,

Khilaafka xaga qorshaynta beeraha iyo gacan ku hayta danta guud ee u dhexeeyay golayaasha deeganka dalka iyo wasaarada hawlaha guud ayaa markale soo laba kacleeyay

Wsiirka hawlaha guud oo warbaahinta la hadlayay ayaa eedo ujeediyay dawlaha hoose ee Dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS