DAAWO; Badhasaabka Gobolka Sool Oo Ka Warbixiyay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Deegaanka Tukaraq Iyo Fariinta Uu Shacabka Udiray, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Badhasaabka Gobolka Sool Oo Ka Warbixiyay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Deegaanka Tukaraq Iyo Fariinta Uu Shacabka Udiray,
June 1, 2018 - Written by Editor:

Laascanood(W,N) Badhasaabka gobolka sool ayaa ka warbixiyay xaalada deegaanka kutaraq maalmihii ugu danbeeyay.

sidoo kale Badhasaabka ayaa ka hadlay xaalada abni ee magaalada laascanood.

Dhanka kale badhasaabka gobolka sool ayaa fariin culus udiray dadka sida khaldan wax uga faafiya xaalada abni ee magaalada laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/Eio_SxXS6NU

COMMENTS
LINKS