|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha JSL Axmed Silaanyo Ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka koonfur Africa Daawo sawiro
April 30, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka koonfur Africa kuwaas oo Somaliland kala shaqayn doona hawlaha ictiraaf raadinta Jamhuuriyada Somaliland iyo in Dalkani noqdo mid ka mida beesha caalamka ee la aqoonsan yahay ayaa waftiga uga mahad naqay imaatin kooda iyo gacan ka gaysashada qadiyada Somaliland Madaxweynaha Somaliland oo ku bogaadiyay sida ay diyaarka ugu yihiin inay qadiyadaasi aad nagala shaqaysaan kulankaa madaxwaynuhu markuu dhamaaday waxaa ka warbixiyey wasiirka arrimaha Dibeda iyo Xubin ka mida weftiga. Related posts:Xukumada Somaliland oo Afka ka Xidhatay Ka Hadalka Shaqaaqada Ka Taagan Buurta Qaras Goo Ee Degmada ... Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Xasan Maygaag Samater Oo Ku Geeriyooday Dalka Sucuudiga Aqoonyahan Daraasad Kusoo Bandhigay Baahiyaha Adeegyada Arimaha Bulshada Ee Magaalada Gabiley Iyo M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|