|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka gobolka Awdal oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo yeedhay Gudida Diifaca Maamulka Puntland
June 10, 2018 - Written by Reporter:Borama (W,N)- Badhasaabka gobolka Awdal Cabdiramaan Axmed Cali ayaa waxa uu ka jawaabay hadalkii ka soo yeeedhay gudida amniga maamul goboleedka Puntland ee ku saabsanaa inay ardaydooda waxka barata Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal ay kala soo baxayaan. Sidoo kale Badhasaabka Awdal ayaa ardayda waxka barata jaamaacada Camuud ee ka soo jeeda Puntland u balan qaaday ilaalinta amnigooda oo aanay cidina wax yeeli Karin
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts: Nuxurka War Murtiyeed Ay Golaha Wakiiladu Ka Soo Saareen Shir Albaabadu U Xidhan Yihiin Oo Ay Sadde... “Magaalada Tog Wajaale Nina Nin Kama Gacan Wayna, Mar Hadii Sharciga Ninwalba Gacantiisa Ku Fushanay... Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Ku Baaqay In La Kala Saaro Fashilka Xukuumada Ee Sicir Bararka Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|