Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Basasha Loo Soo Dhoofiyo Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Basasha Loo Soo Dhoofiyo Dalka
May 2, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska Somaliland dr. Cismaan Xuseen Warsame ayaa waxa uu sheegay in Wasaarada Ganacsigu joojisay Gabi ahaanba Basasha loo soo soo dhoofiyo Dalka ee laga keeno Wadamada shisheeye.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS