Xukuumada Somaliland Oo Ganaax Lacageed Dul-dhigtay Shirkadii Dalka Keentay Shidaalka Xun | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ganaax Lacageed Dul-dhigtay Shirkadii Dalka Keentay Shidaalka Xun
May 3, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Hay’adda dhawrista tayada ayaa waxa ay ku shaaciyeen in Ganaax lacageed laga qaadi doono Shirkadii Dalka Keentay Shidaalka Xun.

 

HAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/VYcNFKMp9Gg

 

COMMENTS
LINKS