Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud Oo Sheegay In Madaxwaynaha Somaliland Laga Hortaagan Yahay In Ay La Kulmaan Madax-dhaqameed Ka Socda Gobolka Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud Oo Sheegay In Madaxwaynaha Somaliland Laga Hortaagan Yahay In Ay La Kulmaan Madax-dhaqameed Ka Socda Gobolka Sanaag
May 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):-  Gudoomiye Ku-xigeenka Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud ayaa waxa uu sheegay in ilaa iyo hada Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi laga hor taagan yahay in ay la kulmaan in ka badan 40 Madax-dhaqameed oo ka soo kicitimay Gobolka Sanaag islamarkaana ay sheegeen in ay Madaxwaynaha kala hadlayaan tabasho ay ka qabaan Xukuumadiisa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS