Waxgaradka & Odoyaasha Gobolka Sool Oo War Cusub kasoo Saaray Xaaladda Dagaalka Tukaraq Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxgaradka & Odoyaasha Gobolka Sool Oo War Cusub kasoo Saaray Xaaladda Dagaalka Tukaraq Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada,
May 27, 2018 - Written by Editor:

Laascanood (W,N) Odoyaasha ,waxgaradka gobolka sool ayaa ka hadaly xaalada guud ee deegaanka iyo dagaalka

Dhanka waxgaradkan ayaa shaaciyay xuduuda ka dhaxaysa Somaliland iyo somaliya iyagoo cadeeday ka gobol ahaan taageerda ay uhayaan xukuumada Somaliland iyo cidamada qaranka ee jiida hore .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS