Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Deegaanadii Duufaantu Ku Dhufatay Ee Waqooyiga Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyay Deegaanadii Duufaantu Ku Dhufatay Ee Waqooyiga Gabiley
May 31, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N) –Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo ay weheliyaan maamulka Gobolka Gabiley ayaa waxa deeq raashin ah gaadhsiiyeen deegaanadii Duufaantu waxyeelada u gaysatay ee waqooyiga Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS