|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland Oo Kulan La Qaatay Golaha Deegaanka Degmada Laascaanood
May 4, 2018 - Written by Reporter:Laascaanood (W,N):- Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi oo ku sugan Magaalada Laascaanood ayaa waxa uu maanta kulan balaadhan la qaatay Golaha Deegaanka Degmada Laascaanood.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA https://youtu.be/siYGsK6-TQ8 COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|