|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Deeq Dawooyin Ah Gaadhsiiyay Ciidanka Qaranka Tuka-raq
May 28, 2018 - Written by Reporter:Tukaraq (W,N)- Wasiirka wasaarada horumarinta caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa waxa uu maanta Ciidamada qaranka Somaliland ee jiida hore ku wareejiyay Deeq dawooyin ah iyo Cisbitaalada wareega. Safarkan wasiirku ku tagay Deegaanka Tukaraq waxa ku wehelinayay badhasaabka Gobolka Sool iyo masuuliyiin ka tirsan Wasaarada caafimaadka waxaana uu kulamo la qaatay Saraakiisha iyo ciidamada qaranka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Xamaaliinta Dekeda Berbera Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Dp World Iyo Fariinta Ay Udireen X... Banaanbax Aan Loo Kala Hadhin Oo Lagu Taageerayo Heshiiska Dekeda Berbera Oo Ka Dhacay Magaalada Har... Xukuumadda DDSI oo Shuruudo Cusub Ku Soo Rogtay Shaqsiyaadka Doonaya In Ay Xil Ka Qabtaan Deegaanka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|