Wasiirada Wasaaradaha Biyaha Iyo Beeraha Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Kala duwan Oo Laga Fuliyay Deegaanada Gobolka Gabiley, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirada Wasaaradaha Biyaha Iyo Beeraha Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Kala duwan Oo Laga Fuliyay Deegaanada Gobolka Gabiley,
May 8, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Wasiirada wasaarada biyaha iyo beeraha Somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo madax haayada fulisay mashaariicdan ayaa siwada jir ah xadhiga uga jaray mashaariic kala duwan oo laga fuliyay deeganka botor  ee gobolka gabiley .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS