War Deg Deg Ah: Suldaan Mowliid Sabayse Oo Hada Ku Baaqay Shir Deg Deg Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Suldaan Mowliid Sabayse Oo Hada Ku Baaqay Shir Deg Deg Ah
May 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Suldaan Mowliid Cali ibraahim sabayse oo kamida salaadiinta madax-dhaqameedka Somaliland ahna  saldaanka guud ee Sacad Muuse ayaa waxa uu hada ku baaqay Shir Deg Deg ah oo ay Madax-dhaqameedku Dalku isugu iman doonaan.

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS