|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Dagaal U Dhexeeya Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamul Goboleedka Puntland Oo Hada Ka Socda Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool
May 15, 2018 - Written by Reporter:Tukaraq (W,N):- Wararka ka imaanaya deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in uu halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidammada Somaliland iyo Maamul Goboleedka Puntland. Taliyaha milatariga Somaliand Nuux ismaaciil Taani, ayaa BBC u xaqiijiyay in dagaalku uu socdo wuxuuna sheegay in ciidammada Puntland ay duulaan kaga soo qaadeen labo aag, Lama oga ilaa iyo hada khasaaraha ka dhashay Dagaalkaas.
Wixii Warara Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Shabakada Wajaalenews.net Related posts:Macalinka cusub Ee Real Madrid Rafael benitez oo Cristiano Ronaldo ka Ciyaarsiinaya Booska 9 Iyo Sh... Dawlada Soomaaliya kama mid nihin, maamulkii hawada soomaaliya ha naloo keeno, Somaliland iskuma hel... Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Safar Ku Yimi Somaliland Iyo Nuxurka Kulan Ay La Qaateen Madaxwaynah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|