|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Telefishanada Madaxa Banaan Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Xayiraada Ka Qaado Laba Telefiishan
May 30, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N)- Ururka Telefiishanada Madaxa banana ee Somaliland oo magacooda loo soo gaabiyo (SIBA) ayaa waxa ay ka hadleen xayiraad la saaray laba Telefiishan oo ka hawl gala Somaliland waxanay Xukuumada ka cod sadeen in xoriyadoodii dib loogu soo celiyo labada Telefiishan ee laga joojiyay shaqadoodii, Sidoo kale waxa ay Ururkani ku baaqeen in sifo sharci ah loo maro hadii ay jirto danbi loo haysto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Xukuumada Somaliland Oo si Adag uga Jawaabtay hadalo Deef Qaafa Oo kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Maamu... “Waa Nasiib Daro In Barkhad Iyo Wasiir Kuxigeenku In Ay Dadka Ka Hor Ooyaan, Waxayna Qalbiyada Dayar... Gud. Xisbiga Wadani C/raxman Ciro Oo Magacaabay Gudi Wada Hadal La Furta Garabkii Isbahaysiga Kulmiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|