Michael Keating Oo Kulan La Qaatay Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Michael Keating Oo Kulan La Qaatay Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Somaliland
May 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Michael Keating ayaa kulan balaadhan la qaatay Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Somaliland waxaana Ujeedka kulanka ka warbixxiyay Gudoomiyaha Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Guuleed Axmed Jaamac Dafac.

 

COMMENTS
LINKS