Masuuliyiinta Dawlada Hoose Hargaysa Iyo Ciidamada Booliska Oo Ka Hadlay 1 Qof Oo Ku Dhaawacmay Hawl-gal Ay Fulinaysay Dawlada Hoose | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Dawlada Hoose Hargaysa Iyo Ciidamada Booliska Oo Ka Hadlay 1 Qof Oo Ku Dhaawacmay Hawl-gal Ay Fulinaysay Dawlada Hoose
May 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Ugu yaraan 1 qof ayaa ku dhaawacmay Hawlgal ay Dawlada Hoose ee Hargaysa ay ku raraysay Dadkii dul deganaa Dhaamka Xaafada Qudhacdheer ee Magaalada Hargaysa.

 

Sidoo kale Masuuliyiin ay ka mid yihiin Xogahayaha Dawlada Hoose, Maayir Ku-xigeenka Dawlada Hoose Iyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska ayaa waxa ay ka hadleen khasaaraha ka dhashay hawlgalkan

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS