|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Hal-Abuurka
May 3, 2018 - Written by Reporter:Djibouti (W,N) – Madaxwaynaha Jamuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo ay weheliyaan Marwada koowaad ee Jabuuti Khadra Xaaji Maxamuud Xayd, Ra’iisal Wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cali Xumud, Wasiirka Diintiyo Awqaafta iyo Dhaqanka Muumin Xasan Bare iyo xubno kale oo ka mid ah Xukuumada Jabuuti ayaa waxa ay maanta ka qayb galeen Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay Maalinta Hal-abuurka Dalka Jabuuti.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
Related posts:Daawo Qurba-joogta Gobolka Gabiley Oo Deeq Mooto Ah Soo Gaadhsiiyay Abwaan Lugaha Naafo Ka Ah Kuna ... DAAWO: Maayerka Magaalada London Sadiq Khan Oo U Jawaabay Madaxweyne Donald Trump Oo Hore Weerar Afk... Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Oo Baadhis Ka Bilaabay Xafiiska Maayrika Gebilay Iyo Qaarkamida Xild... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|