Maayirka Caasimada Hargeysa Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiiyay Qoyskii Caruurta Uu Daadku Ka Qaaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayirka Caasimada Hargeysa Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiiyay Qoyskii Caruurta Uu Daadku Ka Qaaday
May 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N ):- Maayirka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa waxa uu maanta deeq Lacag ah Gaadhsiiyay Qoyskii Caruurta uu Daadku ka Qaaday waxaanu Fariin Digniina oo uu Diray Dadka Degan meelaha Dooxyada ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/uikxvL2mudY

COMMENTS
LINKS