|
|||||
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Iyo Dib U dhis Lagu Samaynayo Burburka Wadada Tukaraq.
May 4, 2018 - Written by Editor:Tukaraq (W,N) Mareeyaha Haayada Wadooyinka Somaliland Oo Ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Sool Ayaa Gaadhay Deegaanka Tukaraq kaasi Oo Ay ka bilaabeen Dib udhis lagu samaynayo Wadada Isku Xidha Deegaankan Oo Burbur Laxaadle Soo Gaadhay, Mareeyaha Hayada Wadooyinka Cismaan Sheekh Cabdi Oo hogaaminayay Waftigan ayaa ka Warbixiyay ujeedada safarkooda iyo dib udhiska ay ku samaynayaa Wadadan, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/Vrk6TGEiMIA Related posts:DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Xildhibaan Maxamed Abiib Iyo Arimaha Wax Lagaga Waydiiyay! “Booliska Waxaan Waydiinayaa Yaalaynaya Dadka ,Yaa Diley Hadraawi, Waxaan Doonayaa Indhaha Shacabka ... Dekedda Berbera oo ay ku xaniban yihiin in ka badan afar boqol oo baabuur iyo ganacsatada Macradada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|