Maamulka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dad Loo Xidh Xidhay Rabshado Ka Dhacay Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dad Loo Xidh Xidhay Rabshado Ka Dhacay Laascaanood
May 28, 2018 - Written by Reporter:

Laascanod (W,N)- Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Taliyaha Ciidanka Booliska oo maanta shir jaraa,id qabtay ayaa waxa ay ka hadleen xaalada amni ee gobolka Sool iyo 57 qof oo loo xidh xidhay rabshado ay maanta ka sameeyeen Gudaha Magaalada Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Wc1rPwXfIKU

 

 

 

COMMENTS
LINKS