Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Tafaasiil Ka Bixiyay Sidii Uu Udhacay Xukunkii Boqor Buurmadow, Kana Jawaabay Eedo Garsoorka Ay Ujeediyeen Haayadaha Xuquuqda Udooda, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Tafaasiil Ka Bixiyay Sidii Uu Udhacay Xukunkii Boqor Buurmadow, Kana Jawaabay Eedo Garsoorka Ay Ujeediyeen Haayadaha Xuquuqda Udooda,
May 10, 2018 - Written by Editor:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamuuriyada Somaliland ahna Gudoomiyaha Maxkamada Dastuurig ah Prof, Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay warbixin ay soo saartay hay’adda xuquuqda aadanaha qaramadda midoobay ee Human Rights Watch oo dhaliishay garsoorka iyo xukunnada ay ridaan maxkamadaha Somaliland.

Sidoo kale Guddoomiyaha maxkamadda sare  Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa tafaasiil dheera ka bixiyay xukunkii lagu riday Boqor Buur Madow iyo Qodobada uu ku eedyasan yahay

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.

COMMENTS
LINKS