|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Madaxa Baarlamaanada Aduunka
May 26, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa waxa ay kulan balaadhan la qaateen Madaxda Baarlamaanada Aduunka. Gudoomiye Ciro iyo waftigiisa ayaa waxa ay madaxdan ka socota Baarlamaanada Aduunka ay kala hadleen sidii ay beesha caalamku gacan bini aadanimo uga gaysan lahayd Duufaankii ku dhuftay Somaliland iyo sidii Ururka Baarlamaanada Aduunku door muuqda uga qaadan lahaa sidii Somaliland dal madax banana u noqon lahaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Halkan Kaga Bogo Shan Qodob Oo Ay Isla Maaulka Khaatumo Iyo Xukuumada Somaliland Oo Shir Uga Socday ... “Dawladda Waxba Kama Lumaan Qofka Guri Dawladdu Leedahay Ku Jira Ee Aaminay Inuu Isagu Leeyahay, Waa... DAAWO;-Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadashay Masaajid Dayacan Oo Bulshada Ag Dagani Ka Dayriy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|