Ex, Wasiir Cadaani Oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ex, Wasiir Cadaani Oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq
May 29, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Wasiirkii hore wasaarada Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxariid Cadaani ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Deegaanka Tukaraq iyo Dagaalkii dhexmaray Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Kuwa Maamulka Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS