Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Kulan U Qabatay Dhalinyarada Gobolka Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Kulan U Qabatay Dhalinyarada Gobolka Sanaag
May 1, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N):- Msuuliyiinta Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo ayaa waxa ay kulan Doodeed u qabatay Dhalinyarada Magaalada Ceerigaabo.

 

Kulan Doodeenka oo ku saabsanaa sidii Dhalinyaradu uga qayb qaadan lahayd dhinacyada Hogaaminta, Hurumarka iyo xalinta khilaafaadka oo daba socda Mashruuc loogu talagalay Dhalinayarad oo ay fulinayso Ururka Dhalinyarada ee Sonyo kaas oo socon doona mudo 2 sano ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS