|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Iska Fogaysay Urur Sheegay In Ay Dawladdu Dacweynayso Dadka Ku Mucaaridka ah Ee Qurbaha Degan,
September 26, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada jsl iyo masuuliyiiinta kale ee wasaarada waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu baahiyay urur lagu magacaabo ururka midnimada Somaliland oo sheegay in ay dadka xukuumada ku maraacidka ah ka dacwaynayaan wadamada ay degan yihiin ee caalamka. Xukuumada somaliland ayaa warkaasi iyo jirtaanka ururkanba waxba ka jirin urur ku tilmaamtay iyagoo xusay in aanay jirin in xukuumadu arimahaasi u wakiilatay dawlada arimaha qurba joogta ay uga wakiiltahay wakaalada qurba joogta somaliland, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO ; Hees Cusub Iyo Codkii Xasan Aadan Samatar "Waxay Boqonta Goysaa, Bahda Wada Jirkeedee, Alla... Ciidanka Dabdamiska Jsl Oo Damiyay Dab Qabsaday Bakhaarka Diiriye Ee Xaafada Jig Jiga Yar Iyo Khasaa... DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Iyo Wasaarada Caafimaadka Oo MCH Ka Dhagax Dhigay Degmad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|