|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Hada Shaacisay Magaca Shirkadii Dalka Keentay Shidaalka Wasakhaysan Iyo Qadarka Lacagta Ganaaxa Ah Ee la Dul Dhigay.
May 8, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Somaliland ayaa Hada si rasmiya u shaaciyay magaca Shirkadii Keentay Shidaalka Wasakhaysan Oo khasaaraha balaadhan gaadhsiiyay gadiidka shacabku reer somaliland wataan . Sidoo kale wasiirka wasaarada ganacsiga ayaa ganaax adag dul dhigay shirkada maamusha mishiinka shaybaadhka shidaalka ee Berbera. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/BghQDDv9TJU Related posts:DAAWO; Xil dhibaan ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Waraaq Furan u Diray Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka A... Daawo:Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Ex.Wasiir Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Eedo Uu U ... DAAWO: Odayaasha Iyo Waxgaradka Magaalada Berbera Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay In Cid Gaara Lagu Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|