Hargaysa (W,N):- Wasiirkii Hore Wasaarada Caafimaadka Somaliland Xukuumadii Siilaanyo dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa waxa uu sheegay in Wasiiro ka tirsan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ay ugu hanjabeen xadhig hadii uu Hargaysa yimaado.