DAAWO ; Wasiirka Maaliyada Oo Dafiray Hadal Uu Dhawaan ku Aflagaadeeyay Bulshada Gobolka Sool Iyo Waxa Uu ku Fasiray Odheehdiisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasiirka Maaliyada Oo Dafiray Hadal Uu Dhawaan ku Aflagaadeeyay Bulshada Gobolka Sool Iyo Waxa Uu ku Fasiray Odheehdiisa.
May 6, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Mr Yuusuf oo uu weheliyo Wasiirka Biyaha Saleebaan Cali Koore Ayaa Dafiray hadal uu dhawaan ku aflagaadeeyay bulshada ku dhaqan gobolka sool kaasi oo uu sheegay in hadalkiisa laysku keen keenay

Dhanka kale Wasiir koore Ayaa fariin la Xidhiidha Hadalka Wasiirka Maaliyada Udiray Reer Sool;

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS