|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Cadaaladda Jsl Oo kormeer Xaga Dhulka Kusoo Maray Dadkii Ay Khasaaraha Nafeed Iyo Maal Soo Gaadhsiiyay Roobabkii Duufanada Watay Ee ka Da,ay Xeebaha Somaliland
May 23, 2018 - Written by Editor:GARGAARA(W,N) Wasiirka wasarada cadaalaa jamhuuriyada somalikand Eng Cabdiqani Maxamuud caateeye ayaa noqday Masuulkii Uhoreeyey ee safar xaga dhulka kusoo kormeeray Deeganada xeebaha somliland oo uu Saamayta culus soo gaadhsiiyeen roobabkii duufanadawatay ee ka da,ay xeebaha somaliland Wasiirka cadaalada ayaa mucaawimo iyo gurmad uu dadka qaar kaga badbaadiyay agagaarka gargaarada bari ufidiyay. Dhanka kale dadwaynaha ay khasaaruhu soo gaadheen ayaa ka dareen celiyay gurmadka uu wasiirka wasaarada cadaaladu la gaadhay deegaanadan; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Gabadhii Suuqa Hargeysa Askarigu ku Farasaaray Oo Faah-faahisay Siday Wax UDhaceen,Kana Jawaa... Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Joojiyay Xil Wareejinta Agaasimihii Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaara... “Dadbaa Waxay Yidhaahdaan Xasan Deheeye Waa Nin Basaas U ah Farmaajo, Oo Boorama Ujooga, Horena Waxa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|