|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wafti ka Socda Dalka Emaraadka Carabta Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Somaliland Ee Hargaysa.
May 23, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wafti Balaadhan oo ka socda Dalka isku taga Emaraadka Carabta ayaa maanta Galinkii danbe kasoo dagay Madaarka cigaal ee magaalada hargaysa. Waftigan ayaa waxa horkacaya Safiirka somaliland ufadhiya Emaraadka Carabta Baashe Cawil Waftigan ayaa dalka uyimid sidii ay uga qayb qaadan lahaa gurmadka loo fidinayo dadkii wax ku noqday roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay xeebaha somaliland, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Qaarkamid Ah Ardaydii Reer Somaliland Ee Ku Xanibnaa Gobolka Dagaalku Ka Socda Ee Dalka Itoobiya Oo ... DAAWO; Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Dalka Ku Soo Laabtay Iyo Soo Dhawayn Baaladhan Oo Lagu Qaabila... Xukuumada Oo Xabsiga U Taxaabtey Dhalinyaro Gancasato Ah Oo Buskud Iyo Sharaab Ka Keena Dalka Hindiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|