|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qaarkamida Abwaanada Dhalinyarada ah Ee Somaliland Oo Gaadhay Gobolka Sanaag Iyo Baaq Ay Udireen Bulshada Reer Ceel-afwayn
May 28, 2018 - Written by Editor:CEERIGAABO(W,N) Qaarkamida Abwaanada Hal abuurka Dhalinyarada ah Ee Somaliland ayaa Gaadhay Gobolka Sanaag iyagoo halkaasi utagay sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen daminta colaada deegaanada Ceel afwayn ku Dhexmartay beelaha walaalaha ah ee wada dega. Kooxdan Abwaanada ah Oo ay kamid Yihiin Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax, Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr, Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey, Abwaan Cabiraxmaan Abees Iyo Xubno kale Oo kamida Abwaanada Reer Somaliland. Waxanay Kulamo kala duwan la Yeesheen Qaybaha bulshada Dhanka kale kooxdan Abwaanada ah ayaa Baaq Nabadeed Udiray Beelaha Walaalaha ee Dirirtu ku Dhexmartay Deegaanada Ceel-afwayn. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/Gklk377FxpU Related posts:Taliyihii Saldhiga Maxamed Mooge Oo Maanta La Diley Iyo Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo faah Faahin... Daawo:Doon Ka Shiraacatay Dekeda Berbera Oo Degtay Iyo Dadkii Saarnaa Oo Lalaaya,ay Meel ay Jaan Iyo... Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Dacwad Ka Dhan Ah Qaar Ka Mida Hay”addaha Warbaahinta U Gudbiyay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|