DAAWO ; Nafiisa Maxamuud Shirwac Oo Shaacisay In Ay Usharaxan Tahay Doorashada Golaha Wakiiladda Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Nafiisa Maxamuud Shirwac Oo Shaacisay In Ay Usharaxan Tahay Doorashada Golaha Wakiiladda Somaliland.
May 2, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N) Nafiisa Maxamuud Shirwac oo kamid Aqooynahan Haweenka Somaliland Iyo Bahda Sharciga ayaa maanta shaaciysay in ay Usharaxan tahay  xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland Ee doorshada soo socota,

Waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay ururada bulshada, asxaabta siyaasada iyo taageerayaal  waxaana ugu horay faahfaahin ka bixisay ujeedada ay isku sharaxday Nafiisa Maxamuud Shirwac.

murashaxad nafiisa shirwac

HALKAN K ADAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS