|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Xuska 18may, Baaqna Udiray Beelaha Dirirtu Ku Dhex martay Deegaanka Ceel-afwayn.
May 18, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Madaxwaynihii Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin oo dalka uyimid sidii uga Qaybgali lahaa Xuska Maalinta lasoo noqoshada Qarannimada Somaliland ee 18may ayaa bulshada reer somaliland ugu baaqday in ay umidoobaan dantooda Sidoo kale Daahir Riyaale ayaa beelaha walaalaha ee dirirtu ku dhex martay deegaanada ceel afwayn ugu baaqay in joojiyaan colaada isagoo sheegay in ay yihiin dad wada dhashay oo aan meelna kala tagay, Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DAAWO; Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Sedexda Xisbi Qaran Usoo Jeediyay In Ay Joojiyaan Qabyaala... Ganacsade Cabdiraxmaan Boore oo Madaxweynaha Jabuuti ugu baaqay wadahadal Geed hoostii, markii uu ku... Shirkii Golaha Wasiirradda jsl Ee Maanta Lagaga Dooday Amniga, Waxbarashada&Macdanta Iyo Maalintii S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|