|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: “Madaxwayne Xaalada Ceel-Afwayn Baaq Uma Baahna Ee Ficil Ayay U Baahan Tahay”..Gudoomiye Cirro
May 10, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxa uu ka hadlay Colaada ka soo cusboonaatay Deegaanka Ceel-afwayn isagoo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku eedeeyay in ay masuul ka tahay Colaadaas ka soo cusboonaatay Degmada Ceel-afwayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|