|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Koox Abwaano Ah Oo Kulan Wacyigalina La yeeshay Dhalinyarada Magaalada Ceerigaabo.
May 31, 2018 - Written by Editor:Ceerigaabo(W,N) Qaarkamida Abwaanada dhalinyarada ah ee Reer somaliland oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa gobolka sanaag oo ay utageen sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Daminta colaada deegnada ceel afwayn ku dhexmartay beelaha wada dega ayaa habeenkii xalay, kulan muhiim ah la yeeshay Dhalinyarada magaalada ceerigaabo. Kulan oo ujeedadiisu ahayd sidii bulshada kala duwan ee ku dhaqan magaalada ceerigaabo loo wacyi galin lahaa ayaa lagu soo bandhigay suugaan kala duwan taasi dareen farxadle uabuurtay dayartii madashada iskugu timid Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan. https://youtu.be/VbWlwo2dLlQ Related posts:Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Booqday Dayaxa Iyo Deegaano Kale oo Ka Tirsan Gobolka Sanaag Oo ... DAAWO;-Wafti Ka Socda Dalka Finland Oo Gaadhay Gobolka Gabiley Iyo Xarumaha Caafimaadka Oo Ay Buuqas... Masar Iyo Jabuuti Oo Ka Wada-Hadlay Muranka Biyo-xidheenka GERD Iyo Deganaanshaha Geeska Africa COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|