|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo ka Hadlay Deeq Gurmada Oo Ay Gaadhsiiyeen Dadkii Ku Waxyeeloobay Roobabkii Duufaanta Watay Ee Deegaanada Lughaya,
May 22, 2018 - Written by Editor:Lughaya (W,N) Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Xinif oo Iasgu kamid ahaa waftigii madaxwayne kuxigeenka isla markaana 24sacadood ee udanbeeyay ku hawlahaan sidii gurmad loogu fidin lahaa dadkii khwaxyeeladu kasoo gaadhay roobabkan ayaa ka hadlay deeqo ay gaadhsiiyay dadkii khasaaruhu kasoo gaadhay roobabkii duufaanada watay ee ka da,ay xeebaha somaliland Gaar ahaan Deegaanka Lugahaya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:“Hada Waxa Socota In Dalkii La Ilaaway Oo Nin Kastaa Isleeyahay Muusaa Soo Baxayee Yaanu Wasii... DAAWO; Wasiiir Cabdilaahi Abokor Oo Warbaahinta La Horyimid Cay Iyo Shakhsi Weerar Uu Ugu Jawaabayo ... Daawo: Xildhibaan Maxamed Dheeg Oo Ka Hadlay Muhiimadda Wadda Hadalka Somaliland Iyo Khaatumo Ee Ka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|