|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may Oo Hada War Cusub Soo Saaray.
May 2, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Gudiga qaban qaabada xuska 18may Ee uu Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay Diyaarinta Munaasibada loogu dabaal degayo Maalinta qaranimada Jamhuuriyada somaliland isla markaana uu gudoomiye uyahay Madaxwayne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylici Ayaa Hada War Kasoo Saray Xuska iyo sobobaha Keenay in la Badalo Maalintan oo loo raray 15may Dhanka kale Gudiga qaban qaabada ayaa Shaaciyay Hal ku Dhiga sanadkan ee 18may Halkan ka Daawo Muuqaalkan Warkan; Related posts:DAAWO;Madaxwaynaha Somaliland Oo Markab dushii Tababar Ugu soo Xidhay Qaar Kamida Ciidamadda Badda.... Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland oo ka qaybgalay shir ganacsi oo ka dhacay dalka Koo... Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Qoyska Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Marxuum Saleebaan Aamin Oo Ku Geeri... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|