|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudida Dhismaha Dowga Allay Baday Oo Deeq Lacaga Ka Gudoomay Qurba Joogta Deegaanka,
May 9, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Gudida Dhismaha Jidka Isku xidha Allaybaday iyo gobolka gabiley ayaa deeq lacag ah ka Gudoomay Qurba Joogta Reer Somaliland ee kasoo Jeeda Deeganka Allaybaday Ee ku nool Qaarada Dunida. Waxana Xaflada lagu gudoomay Dhaqaalahan Ka Hadlay Suldaan Axmed uur iyo Gudoomiyaha gudida Cumar Aw faarax Sidoo kale Waxa qurba joogta u mahad naqay Agaasimihii hore Ee Madaxtooyada Somaliland Marwo Khadra Xaaji Gaydh. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Waxgaradka & Odoyaasha Gobolka Sool Oo War Cusub kasoo Saaray Xaaladda Dagaalka Tukaraq Iyo fariint... Reer Boorama Oo Gaadhi Qaaliya Gudoonsiiyay Wasiirkii Xilka Lagaga Qaaday Shacabkayga Ayaan La Daree... Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Afuro Iyo Casho Sharaf Ah U Sameeyey Culaamu’diinta Reer Somaliland. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|