DAAWO ; Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Aanu Wasiirka Maaliyadu Badali Karin Miisaaniyadii Goluhu Ansixiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Aanu Wasiirka Maaliyadu Badali Karin Miisaaniyadii Goluhu Ansixiyay.
May 5, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee golaha wakiilada Ayaa Sheegay in Aanu Wasiira Maaliyadu badali karin buugii miisaaniyada golaha wakiilada ansixiyeen oo la sheegay wasiirka maaliyadu In uu badalay isla markaana uu isku dayay in uu dhaqan galiyo buug  odoros miisaaniyadeed kale  oo uu isagu soo samaystay taasi oo maalmihii ugu danbeeyay hadal haynteedu ku badnayd bulshada dhexdeeda,

Halkan ka Daawo  Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS