DAAWO; Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore Oo Soo Bandhigay Tirada Gadiid Dagaal, Hub Iyo Maxaabiis Ay Ka Qabsadeen Maamulka Somaliya Ee Weerarka Kusoo Qaaday, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore Oo Soo Bandhigay Tirada Gadiid Dagaal, Hub Iyo Maxaabiis Ay Ka Qabsadeen Maamulka Somaliya Ee Weerarka Kusoo Qaaday,
May 25, 2018 - Written by Editor:

Tukaraq(W,N) Ciidamad Qaranka Jamhuuriyada somaliland Ee Ku Sugan Jiida Hore  Oo Ay Weheliyaan Wasiirka Biyaha ,Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Iyo Xubno Xildhibaano ah ayaa soo Bandhigay Tirada Gadiid Dagaal,Hub Iyo Maxaabiis ay ka Qabsadeen Ciidamadi Weerarka kusoo Qaaday ee Maamulka Goboleedka Somaliya Punthland.

jiida hore 4

jiida hore 3 jiida hore 1

Sidoo kale Ciidamada Qaranka ayaa Sheegay  in ay la Wareegeen fadhiisamadii Ciidamada Weerarka kusoo qaaday oo ay Jabwayn Gaadhsiiyeen.

jiida hore 2

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkkan;

COMMENTS
LINKS