DAAWO; “Beesha Caalamka Siday Somaliland Ugu Dulman Tahay Ayay Gabileyna Somaliland Ugu Dulman Tahay”..Maayarka Gabiley . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Beesha Caalamka Siday Somaliland Ugu Dulman Tahay Ayay Gabileyna Somaliland Ugu Dulman Tahay”..Maayarka Gabiley .
May 9, 2018 - Written by Editor:

Sweden (W,N)- Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi oo safar shaqo  ku jooga dalka sweden ayaa ka Warbixiyay xaalada guud ee gobolka gabiley iyo ujeedada safarka uu ku jooga dalka sweden.

Maayarka Magaalada Gabiley  Ayaa Daboolka ka qaaday sida uu Gobolka Gabiley aanu wali Uhelin xaqii uu u lahaa in Uu noqdo Gobol Buuxa.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka;

COMMENTS
LINKS