Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Iyo Maamulka Tog Wajaale Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Loo Hir Gelinayo Dugsiga Mahdi Cali Ee Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Iyo Maamulka Tog Wajaale Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Loo Hir Gelinayo Dugsiga Mahdi Cali Ee Wajaale
May 31, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (W,N):- Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada iyo Sayniska Somaliland oo ay weheliyaan Maamulka gobolka Gabiley, ka degmada Wajaale ayaa waxa ay dhagax dhigeen dhisme cusub oo loo hir galinayo dugsiga hoose dhexe Mahdi Cali ee Magaalada Tog Wajaale oo ay maal gelinayso Hay’adda TX Foundation.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS